Home  
 
  Gosha  
 
  Heeso  
 
  Wanafrica  
 
  Arab News  
 
  World News  
 
 
Audio News
Somali Music
Contact Us
Photo Gallery
Yusufs Games
Movies
Bogga Ciyaraha
Free Downloads
Heeso Somali
Random movie
[ Somali woman hergeysa ] [ Somali woman ] [ Xamar cadeey ] [ Hees Muqaal ah5 ] [ Hees Muqaal ah4 ] [ Hees Muqaal ah3 ] [ Hees Muqaal ah2 ] [ Hees Muqaal ah1 ] [ Hees Muqaal ah ] [ Niiko walan iyaah ]
Radio Links
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
VOA Somali 17:00
Radio Banadir


Somali Links
Abaqaroow
Adaltribune
Afdheer.com
Albakri.co.uk
AllBanadir
Allceldheer
Alldalka
Allpuntland
Allraaso.net
Allsomali
Allwadani
AminArts
Arladitv.com
Banadir
barawep.com
Bashal.com
BBC Somali
Biyokulule
Blue Star studio
buuloburde.com
Calanka.com
calayaale.com
Ceelbuurnet
Ceelbuuronline
Dayaxa.com
Dayniile.com
Deeyoo.com
Dhagaxtuur.com
Doollo.com
Dulmane.com
Godeynews.com
Goobjoog.net
Google News
Halgan.net
Hamarey.com
Hiiraan
Hiiraancenter.com
Hiiraannet.com
Hobyo-one.com
Hornafrik.com
Horseednet.com
Idamaale.com
Iibka.com
Iqrapress.com
Iqrasomali.com
Irin News
Jammaame.com
Janaale.com
jawiil.com
Jaziro.com
Jijigawe.com
Jowhar.com
Jowharnews.com
Jowharonline.com
Kaahstudio.com
Kasmo.info
Kulmis.com
Luuq.com
Luuq.net
Markacadeey.com
MarkaCadey.Net
Markanews.com
Midgaan.com
Midnimo.com
Mogadishuniversity
Mudugonline.com
Mudulood.com
Mugadishocity.com
Muqdishotimes.com
Onkod.net
Osmanart.net
Puntlandnm.com
Qalbifuran.com
Qaranimo.com
Qorahay.com
Radiolascanod1.com
Riinji.com
Ruunkinet.com
Shabelle.net
Shareero.com
Somaaljecel.com
Somali Links
Somali Love
Somali woman
Somaliaonline.com
Somaliawatch.com
Somaliedu.com
Somalifm.com
Somalifuture.net
Somalimarket.com
Somalinet.com
Somalioz.com
Somaliriyemen
Somaliswiss
Somalitalk.com
Somalitube.com
Somaliweyn.com
Somaliwide.net
SomLove.com
Somsports.com
Soomaalinews.com
Ssup.org
Talowanaag.com
Waagacusub.com
Wadanka.com
Wardheernews.com
Wargeyska
Warqabad.com
Warshiikh.com
Widhwidh.com
Xamardaye.com
Xidigtacad.com
Xurnimo.com
Yaaqshid.com
Islamic Links
Tadkirah
Afalx
Suufiyah
Altaqwaa
Abdulrashiida
Maktabada Suxayfa
Imaams
Somali Sunnah
Masjid Shafici
Somali Media
Waaniye
Runta
Kafaalo
Breaking News As It Happens ....
Somali police destroy street stalls in Mogadishu
Ethiopian, Somali forces confiscate weapons in Mogadishu
Mayor of Somali capital sworn in amid calls to disarm
Mogadishu’s new mayor says ’the time of the terrorists is over’
Islamist leaders call for resistance against Somali govt
Getting Ethiopia out of Somalia
OPEN LETTER TO WORLD LEADERS ON THE GENOCIDE IN MOGADISHU, SOMALIA.
Mogadishu: An Absolute Mess

Wararka Maanta
Maxamed Dheere oo sheegay inuu abaal marin lacageed uu siin doono cidii soo sheegta kooxaha wax qarxiya.
10-05-2007
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxay qaraxii saaka sida weyn u gil gilay Magaalada Muqdisho.
10-05-2007
Wadaado Caan ah oo ka digay Tallaabada ay CDKMG kula dhaqaaqayaan haweenka muslimiinta ee Indha Shareerka x...
10-05-2007
Qarax weyn ayaa saaka si weyn u gil gilay qeybo badan oo ka tirsan Magaalada Muqdisho.
10-05-2007
Ciidamada Dowladda ee ku sugan Deegaanka Suuqa Xoolaha oo xalay weerar gaadmo ah lagu qaaday.
10-05-2007
Faah faahin ku aadan qarax xalay ka dhacay wadada Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho oo loo qab qabtay dad g...
10-05-2007
Dowladda Uganda oo ku dhawaaqday in ay Ciidamadeeda kala baxeyso Soomaaliya, hadii aan la keenin Ciidamada ...
10-05-2007
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Kan Shabellaha Dhexe oo maanta kulan la qaatay Hey'adaha Sama Falka.
09-05-2007
Jen. Cabdi Qeybdiid "Cidii Gurigeeda Hub ku qarsata, Dowladdu waxa ay la wareegi doontaa Gurigeeda iyo Hubka".
09-05-2007
Qarax Bam oo goor dhoweyd ka dhacay Qeybta Dawada ee Suuqa Bakaaraha, xilli halkaasi ka socotay howlo lagu ...
09-05-2007
News in English
Somalia: War crimes and the war on terror
16-04-2007
North Koreans Arm Ethiopians as U.S. Assents
08-04-2007
Somali government Civilians abandon homes
02-04-2007
Residents flee devastated areas of Mogadishu
01-04-2007
Fighting in Somali capital continues
01-04-2007
Artillery fire rocked Mogadishu on Saturday as Ethiopian and Somali troops backed by helicopter gunships la...
31-03-2007
Artillery rocks Mogadishu for third day
31-03-2007
Catastrophic genocide is on-going in Mogadishu, the capital of Somalia, as I write this press release. Ear...
30-03-2007
Belarus says plane shot down in Somalia
24-03-2007
Women's Day: UNHCR and Nike encourage Somali refugee girls to play sports
08-03-2007
African Peacekeepers Ambushed in Somalia
08-03-2007
Israelis care for Muslim refugees in Somalia
02-03-2007
Maxamed Dheere oo sheegay inuu abaal marin lacageed uu siin doono cidii soo sheegta kooxaha wax qarxiya.
Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere) ayaa ka sheegay in ay abaal marin siin doonaan cidii soo sheegta kooxaha wax qarxinaya.
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxay qaraxii saaka sida weyn u gil gilay Magaalada Muqdisho.
Warar dheeraad ah ayaa waxa ay wali ka soo baxayaan qaraxii saaka sida weyn u gil gilay qeybo ka tirsan magaalada Muqdisho.
Wadaado Caan ah oo ka digay Tallaabada ay CDKMG kula dhaqaaqayaan haweenka muslimiinta ee Indha Shareerka xiran
Wadaado caan ah ayaa ka digay Tallaabada Ciidamada Dowladda Kmg ah ay kula dhaqaaqayaan haweenka Muslimiinta ah ee xiran Indha Shareerka iyo Xijaabka.
Qarax weyn ayaa saaka si weyn u gil gilay qeybo badan oo ka tirsan Magaalada Muqdisho.
Qarax weyn ayaa saaka abaarihii 8-da subaxnimo aad u gil gilay Magaalada Muqdisho, iyadoo qaraxaas meelo aad u fogna laga wada maqlay.
Ciidamada Dowladda ee ku sugan Deegaanka Suuqa Xoolaha oo xalay weerar gaadmo ah lagu qaaday.
Kooxo hubeysan oo aan la garaneyn ayaa xalay weerar gaadmo ah ku qaaday Saldhig Ciidamada Dowladda ku lahaayeen Deegaanka Suuqa Xoolaha ee Magaalada Muqdisho.
Faah faahin ku aadan qarax xalay ka dhacay wadada Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho oo loo qab qabtay dad gaaraya ilaa 90ruux.
Qarax Xoogan oo xalay fiidkii ka dhacay Magaalada Muqdisho ayaa la sheegay in loo qab qabtay dad dhowr ah oo gaaraya ilaa 90 ruux.
Dowladda Uganda oo ku dhawaaqday in ay Ciidamadeeda kala baxeyso Soomaaliya, hadii aan la keenin Ciidamada kale ee harsan.
Dowladda Uganda oo ay Dalka Soomaaliya ka joogaan 1,500 oo askari nabad ilaaliyeyaal ah ee ka socda Midowga Afrika ayaa shaaca ka qaaday in ay Ciidamadeeda kala baxeyso hadii aan la dhameystirin Ciidamada kale ee Midowga Afrika.
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Kan Shabellaha Dhexe oo maanta kulan la qaatay Hey'adaha Sama Falka.
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Maxamed Dheere iyo Gudoomiyaha Gobolka Shabeellaha Dhexe Maxamed Cumar Deelle ayaa maanta Magaalada Jowhar kulan kula qaatay saraakiil ka socotay Hey'addaha Qaramada Midoobey iyo kuwa Sama Falka.
Jen. Cabdi Qeybdiid "Cidii Gurigeeda Hub ku qarsata, Dowladdu waxa ay la wareegi doontaa Gurigeeda iyo Hubka".
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jen. Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa ka dhawaajiyay in Cidii Gurigeeda hub ku qarsata hubkaas iyo gurigaba ay Dowladda la wareegi doonto.
Qarax Bam oo goor dhoweyd ka dhacay Qeybta Dawada ee Suuqa Bakaaraha, xilli halkaasi ka socotay howlo lagu bur burinayo Dhismayaasha Sharci darada
Qarax Bambaano ayaa goor dhoweyd ka dhacay Qeybta Dawada ee Suuqa Bakaaraha, xilli halkaas ay ka socotay Howl gal lagu bur burinayo Dhismayaasha Sharci darada.
Taliyihii Ciidamada Nabad galyada Afgooye oo xabsiga la dhigay.
Ayaa la dhigay xabsiga kadib markii ciidamadiisu ay dileen 3 ruux markii la iskula murmay raashin qeybin,inkastoo isaga xarigiisa uu mid siyaasadeed ku tilmaamay.
Nin Rayid ah ayaa saaka waaberigii lagu dilay Xaafada Sos ee Magaalada Muqdisho.
Kooxo Hubeysan oo aan la garaneyn ayaa saaka waaberigii toogasho ku dilay Nin rayid ah Deegaanka Sos ee Magaalada Muqdisho.
Maamulka Cusub ee G/Sh/Dhexe oo mar kale ay ka soo dhex muuqdeen Xubnihii Maamulkii Hore ee Maxamed Dheere.
Iyadoo shalay si rasmi ah loogu wareejiyay Xilka G/Sh/Dhexe Maamulka Cusub ee G/Sh/Dhexe uu Ra'iisul Wasaaraha u magacaabay, ayaa hadana waxaa la arkay xubno maamulkii hore Maxamed Dheere uga tirsanaa oo ku soo biiray Maamulkaas Cusub.
Isgoyska H/Wadaag ayaa saaka caadi ah kadib markii xalay halkaasi ka dhaceen weerar Bambaano.
Waxaa saaka degan Xaalada Isgoyska H/Wadaag, kadib markii xalay weerar Bambaano ay ka dhaceen.
Ciidamada Dowladda ee ku sugan Wadooyinka ayaa bilaabay in Haweenka Indha Shareerka xiran ay si xoog ah uga furaan.
Ciidamada Dowladda Kmg ah ee ku sugan Wadooyinka Magaalada ayaa bilaabay in ay si qasab ah Haweenka Soomaaliyeed uga furaan Indha Shareerka.
Page 1 of 45 1 2 3 4 > >>
Popular news
Popular Musik
Search Engine

Enter Keywords:

Search Engine via Google
Enter Keywords and search











Midnimo waa maxay?
Free Speech ..
Full Democracy
Equal Justice
Peace/Prosperity
Free Speech ..
Full Democracy
Equal Justice
Peace/Prosperity
Shoutbox
You must login to post a message.

hanad
16/04/2007 01:44
Filim Somali cusub Xaskeyga Caraweello dawasho wacaan...Riix Movies

333801 Unique Visits

Jowhar.com Copyright © 2007